War-saxaafadeed: Sohdinta Dhijitaalka Soomaaliya
SAFICT Waxay Qabanqaabisay barnaamijka SPARK oo Gundhig u ahaa fahamka Sohdinta Dhijitaalka Soomaaliya.
Muqdisho, Soomaaliya – Ogoosto 17, 2023 — Ururka Xogta Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada Soomaaliyeed (SAFICT) wuxuu faraxsan yahay inu martigaliyay barnaamijka SPARK 16-kii...


