Bayaan Ku Aaddan Mamnuucidda Qaar Kamid ah Aaladaha Dhijitaalka ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada
SAFICT waxa ay ogsoon tahay go’aankii dhawaan ay soo saartay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ee looga mamnuucayo gudaha Soomaaliya aaladaha dhijitaalka ee gaarka loo leeyahay, sida TikTok, Telegram, iyo 1XBET, Maadaama aan nahay urur si hagar la’aan ah ugu heellan...


