SAFICT Waxay u Dabaal degtay daahfurka Aqoonsiga Qaranka Soomaaliya
Tallaabo taariikhi ah oo loo qaaday adkaynta aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed iyo dib-u-soo-celinta aqoosi lajaanqaadi karo caalamaka, dawladda Soomaaliya waxay ku xustay maalinta 16-ka Sebtember, 2023-ka oo ku aaddan maalinta loo asteeyay maalinta aqoonsiga caalamiga ah iney qabato...


