
War-saxaafadeed: Sohdinta Dhijitaalka Soomaaliya
SAFICT Waxay Qabanqaabisay barnaamijka SPARK oo Gundhig u ahaa fahamka Sohdinta Dhijitaalka Soomaaliya. Muqdisho, Soomaaliya – Ogoosto 17, 2023 — Ururka Xogta Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada Soomaaliyeed (SAFICT) wuxuu faraxsan yahay inu martigaliyay barnaamijka SPARK 16-kii Agoosto 2023, iyadoo boqolaal xirfadlayaal ICT ah, xiiseeyayaal, iyo hoggaamiyeyaasha saaxadda ICT-da ay isugu yimaadeen













